Muuse Biixi oo la qadeeyay Waqtina la qaatay Dhalinyaro Carbis ku jira (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta oo Jimce ah wakhti la soo qaatay Dufcadda saddexaad ee Barnaamijka shaqo qaran ee ku jira dugsiga Carbiska Tababarka Shaqo Qaran ee Darar-weyne.   Ugu horayn waxa madaxweynaha ku soo dhaweeyey hadalka agaasimaha barnaamijka shaqo qaran Mudane Maxamed Xuseen Cismaan (Mu’adinka) oo madaxweynaha warbixin ka siiyey heerka … Continue reading Muuse Biixi oo la qadeeyay Waqtina la qaatay Dhalinyaro Carbis ku jira (Sawirro)